» Daaruldawaa Herbal Hospital |Daaruldawaa.com
Barnaamijka ka Boggo Horumarka Caafimaadka Ramadaan Kariim Qeybtii 4 aad
Ramadaan Kariim Qeybtii 4 aad

 

Maadaama aan Kaga Soo Hadalnay Qeeybtii 3-aad Ramadaanka  oo sy ahaayeen Cuntada iyo Cabitaanka, Haddaba Waxaa Lagama Maarmaan ah In uu Ruux Kasta Ka Taxadiro Wixii Xumeeynaya Caafimaadkiisa.

 Guud ahaan Sida Horey aan uga soo hadalsany oo aan ku soo Sheegnay in wax badan Laga Qaatay Diinta Islaamka oo Wax Kasta  oo Kheyr ah noo Sheegtay nooguna Digtay wax Kasta Oo  Shar ah

 Sida Laga Soo Wariyey Nebi Muxa’ed (C.s.w) Waxa uu yiri Wax Ugu Shar Badan Majiro Bani’aadamka in uu Calooshiisa buuxiyo, Sidoo Kale Waxaa Loo Baahan yahay in Wax Laga Ogaado Dabeecadaha ay Kala Leeyihiin Cuntooyinka, Qaar Baa Kulul Dabeecadahooda Sida: Sanjabiisha, Filfisha, iyo Dhega Yaraha,

Qaar baa Dabeecadahoodu Qaboow Yihiin Sida Caanaha, Khudaarta, iyi Galeeyda, Haddaba Waxaa Reeban in La Isku  qaato Cuntooyinka Isku Jaadka ah  ama Isku Familka ah, Kuwaasoo Isbedel Caafimaad daro sababi Kara,

Tusaale:Adigoo Isku Qaata Caano iyo Kaluun ama Kaluun iyo Hilib, Waayo Waa Laba Maado oo Qaboow ah, Taasoo Laga Qaado Cudurada Kala ah Juudaanka,

Baraska IWM, ama adigoo isku Qaata timirta iyo shey Sanjabiilku uu Kubadanyahay, Taasoo Keenta Hurdo La’aan.

Culimadii Hore Waxay dadka Uga Digi Jireen Wax alaale Wixii caafimaadka Xumeeynaya, sidoo Kale Waxaa Laga Soo Wariyey Nabi Mux’ed (S.C.W) “Casheeya Haba ahaatee Sacab muguusa” Waxaa La Sheegaa Ka Tagida Cashada laga Tago In ay Soo Dadajiso Waayeelnimo, Sidaasi Si Lamid ah Dhaqaatiirta Waxay dadka kula Talinjireen in ay Cuntadu Siwanaagsan ugu Degto Caloosha, Waayo Waa Cudur In aad la Seexatid Cashada.

 

Imaamu Shaafici Rabi raali Haka ahaadee  Waxaa Laga Soo Wariyey In uu Yiri “Afar Waxyaabood Waxay Joojisaa Difaaca Jirka”

    1) Cunida Hilibka                                          2) urinta  Udgoonka

    3) Qabeyska Badan                                        4) Iyo xirashada Dharka Jilacsan

4-na waxeey Taagdareeysiiyaan Jirka:

  1)Murugada Iyo Fikirka Badan                        2)Cabida Biyaha Oo aroortii Lagu Kalaho

  3)Waxyaabaha Dhandhanaanka Oo Labadsado4)Galmada Faraha Badan

4-na Waxeey joojisaa aragtida Indhaha:

   1)Indha Kuulka Oo xiliga Habeenka                 2)Araga Kacbada

   3)Daawashada Dooga Cagaaran                        4)Heybada Qurxoon

4-na Way Daciifiyaan Araga

   1)Daawashada Wasaqda                                    2)Urinta Wax Qurmoon

   3)Daawasha Xubinta Taranka Haweenka         4)Daba Jedinta Kacbada adigo                  Saxaronaya Oo aan Xeeyn Daab laheeyn

4-na Tamarta Jinsiga ayeey Xoojisaa

   1)Cunida Shimbiraha                                        2)Cunida Looska

   3)Guurka Gabdhaha                                          4)Cunida Malabka

 

4-na Aqliga ayeey Siyaadisaa

    1)Katagida Hadalka Badan                               2)Uduga Badan

    3)Lafadhiga Daka Wanaagsan                          4)Lafariisiga dadka culumadaa

 

Waxaa soo diyaariayay halkana kasoo jeedinayaya Dr, Max’ed Mustafa Mascari

 

 
 
Username    
Password  
 
CINWAANADA DAARULDAWAA

Isbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxaad kala xiriiri kartaa Cinwaanada Hoos ku qoran:

Tel: +252-1-5577181 / 5577191 / 5126157 / 5880081/
       +252-50- 965944
E-mail: info@daaruldawaa.com
Website: www.daaruldawaa.com

XARUMAHA DAARULDAWAA

Cisbitaalka Daaruldawaa waxa uu xarumo ku leeyahay:

  1. Ceelasha Biyaha deegaanka calamada laamiga dhanka waqooyi
  2. Afgooye kasoo horjeedka Dugsi sare ee laanta Xaawo Taako,
  3. iyo xarumo kale oo laga furi doono gobolada dalka .
QAABKA WAX LOO DAWEEYO

Cisbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxa uu wax ku daaweeyaa inta badan Dhirta iyo Qur'aanka Kariimka ah sidoo kale waxa uu wax ku daweeyaa habka casriga ah iyadoo la adeegsado dawooyin iyo qaabab kala duwan sida:
1. kaniini
2. Sharoobo
3. Kareem
4. Masaajo
5. Saabuun
6. Saliido
7. Shaambo
8. baquur ama qaacis
9. Huuris iyo wixii la mid ah
Intaba waxaa laga sameeyey dhirta dabiiciga ah, Cisbitaalku waxaa kale oo uu  leeyahay qeyb sheybaaro ah sida midka lagu baaro cudurada guud iyo midka lagu baaro dhirta lafteeda.

CUDURADA LA DAWEEYO
1. Haweenka iyo Caruurta
2. Dhimirka
3. Infekshanada guud
4. Galaha
5. Isfiilitada ama waraabow
6. Burukiitada
7. Neefta
8. Samboorka
9. Dhiikarka
10. Cudurada Beerka ku dhaca
11. Borostaatada
12. Xoojinta tamarta
13. nooleynta isbeermada
14. kaadi xiranka
Copyright ©2009 Daaruldawaa.com - All rights reserved | Designed & Powered by: Ileys Technology Inc