» Daaruldawaa Herbal Hospital |Daaruldawaa.com
Barnaamijka ka Bogo Horumarka Caafimaadka Qeybtiisa 13 aad BAmbeelmo
Bambeelmo ama limo bambeelmo Hadaba sida loo yirahdo geedkani asalkiisa waxa uu ku yimid ama laga soo qatay wadanka shinaha waxa ay isticmali jireen in kabadan 22, 00 oo sano dhalashadii nabi ciise ka hor sidaas aye ugu bahday calanka oo idil. Hadaba shiinuhu waxey isticmalaan bambeelmada gabi ahaanteed isida: caleenta, mirta, qolofta iyo ubaxaba waxeyna bertaan ilaa 100 nuuc oo bambeelmo ah waxana ugu horeysay qadashada abuurkaasi dollada ka la ah hindia iyo wadamada biladu al-shaam la isku yirahdo masar waxa ay bilawday abuurkaas 1000 sano dhalashadii nabi ciise ka hor. Sidoo kale waxa qartay abuurkaas wadamada bariga yurub ilaa America ay ka gartay markuu sanadka ahaa 1493 Miilaadiyah dhalashadii nabi ciise ka dib, sidoo kale ingiriiska waxa uu abuurkiisa garay sanadka 1685 waxeyna ahan jiren kuwo ka jecel udgoonka cunitaankeda, xitaa jebabka ayee ku qadan jireen sida xafladaha munasabadaha waaweeyn sidoo kale dollada faransiiska waxa loo soodabuli jiray dadka hodanka ah mana cuni jirin ilaa dadka mal qabeenada mooyee sababta qimaheeda oo sareyo awgeed, caruurta iskabadaa ma ay aqnin qaarba hadiyay ahaan lo siin jiray cidaha balse bambeelmada aad ayeey ukala duwan yihiin nucyadeyda kasoo kenta bii ada ama hawada qaarbaa yar-yar, qaarbaa miro laheen, qaarbaa macaan siyado leh, qaarbaa qaraar, qaarna waa dhanaan, qaarbaa udgoon siyada leh intaba waxa ay ka mid yihiin bambeelmada aduunka ku kala bahsan. Bambeelmada waa Cuno waan Dawo: Dhadhanka yare ay ledahay loo maleynayaa ama loo qadan karaa in ay baabi ineyso macdanta jirka ku jirto, bilcaksi weyba xojisaa macdanta sida ay qudradu cadadeyda tahay taa soo u noqoto ka hortag soo galista soo galista cusbo aan u bahneen jirka ayna ku badan yihiin hilibka iyo duxda, balse aynan laheyn qudrada gabi ahantedaba bambeelmada waa geed hodan ku ah lana beer to waaxan ka buuxa fitimiino iyo macdan kala duwan. lasoco xalqada denbe ee todobaadka soo socda waxaa soo diyaariyay Dr: Max'ed Mustafa Macsari.
 
 
Username    
Password  
 
CINWAANADA DAARULDAWAA

Isbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxaad kala xiriiri kartaa Cinwaanada Hoos ku qoran:

Tel: +252-1-5577181 / 5577191 / 5126157 / 5880081/
       +252-50- 965944
E-mail: info@daaruldawaa.com
Website: www.daaruldawaa.com

XARUMAHA DAARULDAWAA

Cisbitaalka Daaruldawaa waxa uu xarumo ku leeyahay:

  1. Ceelasha Biyaha deegaanka calamada laamiga dhanka waqooyi
  2. Afgooye kasoo horjeedka Dugsi sare ee laanta Xaawo Taako,
  3. iyo xarumo kale oo laga furi doono gobolada dalka .
QAABKA WAX LOO DAWEEYO

Cisbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxa uu wax ku daaweeyaa inta badan Dhirta iyo Qur'aanka Kariimka ah sidoo kale waxa uu wax ku daweeyaa habka casriga ah iyadoo la adeegsado dawooyin iyo qaabab kala duwan sida:
1. kaniini
2. Sharoobo
3. Kareem
4. Masaajo
5. Saabuun
6. Saliido
7. Shaambo
8. baquur ama qaacis
9. Huuris iyo wixii la mid ah
Intaba waxaa laga sameeyey dhirta dabiiciga ah, Cisbitaalku waxaa kale oo uu  leeyahay qeyb sheybaaro ah sida midka lagu baaro cudurada guud iyo midka lagu baaro dhirta lafteeda.

CUDURADA LA DAWEEYO
1. Haweenka iyo Caruurta
2. Dhimirka
3. Infekshanada guud
4. Galaha
5. Isfiilitada ama waraabow
6. Burukiitada
7. Neefta
8. Samboorka
9. Dhiikarka
10. Cudurada Beerka ku dhaca
11. Borostaatada
12. Xoojinta tamarta
13. nooleynta isbeermada
14. kaadi xiranka
Copyright 2009 Daaruldawaa.com - All rights reserved | Designed & Powered by: Ileys Technology Inc