» Daaruldawaa Herbal Hospital |Daaruldawaa.com
CINWAANADA DAARULDAWAA

.

Isbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxaad kala xiriiri kartaa Cinwaanada Hoos ku qoran:

Tel: +252-1-5577181 / 5577191 / 5126157 / 5880081/
       +252-50- 965944
E-mail: info@daaruldawaa.com
Website: www.daaruldawaa.com

 

PLEASE SEND AND EMAIL TO DAARULDAWAA
Your Name:

Your e-mail :

Feedback/Comment:


 
 
Username    
Password  
 
CINWAANADA DAARULDAWAA

Isbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxaad kala xiriiri kartaa Cinwaanada Hoos ku qoran:

Tel: +252-1-5577181 / 5577191 / 5126157 / 5880081/
       +252-50- 965944
E-mail: info@daaruldawaa.com
Website: www.daaruldawaa.com

XARUMAHA DAARULDAWAA

Cisbitaalka Daaruldawaa waxa uu xarumo ku leeyahay:

  1. Ceelasha Biyaha deegaanka calamada laamiga dhanka waqooyi
  2. Afgooye kasoo horjeedka Dugsi sare ee laanta Xaawo Taako,
  3. iyo xarumo kale oo laga furi doono gobolada dalka .
QAABKA WAX LOO DAWEEYO

Cisbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxa uu wax ku daaweeyaa inta badan Dhirta iyo Qur'aanka Kariimka ah sidoo kale waxa uu wax ku daweeyaa habka casriga ah iyadoo la adeegsado dawooyin iyo qaabab kala duwan sida:
1. kaniini
2. Sharoobo
3. Kareem
4. Masaajo
5. Saabuun
6. Saliido
7. Shaambo
8. baquur ama qaacis
9. Huuris iyo wixii la mid ah
Intaba waxaa laga sameeyey dhirta dabiiciga ah, Cisbitaalku waxaa kale oo uu  leeyahay qeyb sheybaaro ah sida midka lagu baaro cudurada guud iyo midka lagu baaro dhirta lafteeda.

CUDURADA LA DAWEEYO
1. Haweenka iyo Caruurta
2. Dhimirka
3. Infekshanada guud
4. Galaha
5. Isfiilitada ama waraabow
6. Burukiitada
7. Neefta
8. Samboorka
9. Dhiikarka
10. Cudurada Beerka ku dhaca
11. Borostaatada
12. Xoojinta tamarta
13. nooleynta isbeermada
14. kaadi xiranka
Copyright ©2009 Daaruldawaa.com - All rights reserved | Designed & Powered by: Ileys Technology Inc