Isbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxaad kala xiriiri kartaa Cinwaanada Hoos ku qoran:
Tel: +252-1-5577181 / 5577191 / 5126157 / 5880081/ +252-50- 965944E-mail: info@daaruldawaa.comWebsite: www.daaruldawaa.com
Cisbitaalka Daaruldawaa waxa uu xarumo ku leeyahay:
Cisbitaalka Isku Daweynta Dhirta ee Daaruldawaa waxa uu wax ku daaweeyaa inta badan Dhirta iyo Qur'aanka Kariimka ah sidoo kale waxa uu wax ku daweeyaa habka casriga ah iyadoo la adeegsado dawooyin iyo qaabab kala duwan sida:1. kaniini 2. Sharoobo3. Kareem4. Masaajo5. Saabuun6. Saliido7. Shaambo8. baquur ama qaacis9. Huuris iyo wixii la mid ah Intaba waxaa laga sameeyey dhirta dabiiciga ah, Cisbitaalku waxaa kale oo uu leeyahay qeyb sheybaaro ah sida midka lagu baaro cudurada guud iyo midka lagu baaro dhirta lafteeda.